Friday, 15 December 2017
Home / Somali News

Somali News

Somali News

Gudoomiye Jawaari oo xaalka ku xun yahay iyo Xildhibaanada Mooshinka ka wada oo sii kordhaya

Waxaa sii kordhaya Xildhibaanada Mooshinka ka wada Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari , waxaana xaalka hada uu kusii xumaanaya Gudoomiye Jawaari. Sida aan Wararka ku helnay ku dhawaad 100-Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saxiixay Mooshinka laga wado Gudoomiyaha Baarlamaanka, waxaa sidoo kale jira Xildhibaano kale oo …

Read More »

Daawo Sawiro: Madaxweynaha Jubbaland oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil Mareykan ah iyo amaro ka soo baxay.

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa guriga martida ee magaalada Kismaayo maanta kulan gaar ah kula qaatay madaxa howlgalka ciidamada Mareeykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. David J.Fumess. Kulanka oo diiradda lagu saarayay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo la filayo in dhawaan ay ka biloowdaan gobollada Jubooyinka ayaa waxaa …

Read More »

Daawo: Qatar Oo Heshay Badalkii Sacuudiga Iyo Imaaraatka.

Dalka Qatar ayaa ka maarmay ganacsigii xooganaa ee uu ka heli jiray dalalka Sacuudiga iyo Imaaraatka Carabta sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay shabakad dhaqaalaha ka faalooda oo lagu magacaabo Bloomberg. Warbixinta shabakaddaan ayaa sheegtay in cuna qabateynta dalalka afarta ah ay saareen Qatar inaysan wax saameyn ah ku …

Read More »