Thursday, 18 January 2018
Home / cowke (page 11)

cowke

AKHRISO: Dowlada Somalia oo soo saartay go’aan ka nixiyey shirkaddo ay heshiisyo kala duwan kula jirtay.

Dowlada Soomaaliya ayaa ka baxday heshiisyo ay kula jirtay shirkaddo gaar loo leeyahay oo wada shaqeyn la leh heyadaha iyo ciidamada dowlada. Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka Maaliyada Somalia C/raxmaan Ducaale Beyle 29-kii bishii hore oo loo diray dhamaan heyadaha dowladda Somalia, laguna wargeliyey Madaxweynaha iyo raisul Wasaaraha Somalia …

Read More »